Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Luuq Iyo Madaxda Tuulooyinka Hoos Yimaada Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Luuq Iyo Madaxda Tuulooyinka Hoos Yimaada Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ay maanta wada qaateen Maamulka Degmada Luuq iyo sidoo kale Guddoomiyeyaasha Tuulooyinka hoos yimaada Degada Luuq ayaa waxaa diiradda lagu saaray in laga wada shaqeeyo xoojinta amniga iyo sidii dadka ku nool tuulooyinka ay uga qayb qaadan lahaayeen xaqiijinta iyo sooo gudbinta cid kasta oo carqalad ku ah Nabadgelyada guud ee Gobolka Gedo

Kulanka oo ay ka soo qayb galeen dhamaan mas’uuliyinta Maamulka Degmada Luuq ayaa waxaa ugu horeyn goobta ka hadlay Madaxa arrimaha Bulshada Degmada Luuq  Cabdicasiis Sugow Salaad,  isagoo  ugu baaqay in laga wada shaqeeyo ammaanka Degmada iyo tuulooyinka kale ee hoostaga Luuq.

Related posts

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026

Qaar kamid ah ka soo qayb galayaasha kulanka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in laamaha ammaanka ay kala shaqeyn doonaan Nabadgelyada.

Guddoomiyaha Degmada Luuq Axmed Buule Gared oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in ay muhiim tahay wada shaqaynta gudiyada tuuloyinka iyo Maamulka Degmada, si loogaaro horumar waara, waxana uu sheegay in xoogga la saarayo adkaynta Amniga iyo helidda xogaha la xiriira xoojinta Nabadgelyada.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo La Guddoonsiiyay Deeq Lacageed Oo Loogu Talagalay COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Oo La Guddoonsiiyay Deeq Lacageed Oo Loogu Talagalay COVID-19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Oo La Guddoonsiiyay Deeq Lacageed Oo Loogu Talagalay COVID-19 “SAWIRRO”

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

Drs Nasra oo faahfaahisay hal-ku-dhigga  maalinta Caalamiga ah caafimaadka Afka Iyo Ilkaha

Drs Nasra oo faahfaahisay hal-ku-dhigga  maalinta Caalamiga ah caafimaadka Afka Iyo Ilkaha

March 26, 2026
0

Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In