Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool Oo Dhul Deegaan Ah Siiyey Dad Reer Guuraa Ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool Oo Dhul Deegaan Ah Siiyey Dad Reer Guuraa Ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Xudur ee gobolka Bakool oo ka jawaabaya cabasho uga ka timid mid ka mid ah beelaha dega Gobolka Bakool ayaa maanta dhul deegaan ah oo dowladu leedahay ku wareejiyey, dadkaan oo kolba meel uguur guura xoolo iyo beer midna aan laheyn nolashooda ku tiirsan tahay dabashada xayawaanada duurjoogta ah oo xiligaan deegaanada laga xaalufiyey.

Waxa ay sheegeen in lacunsuriyeeyo gargaarka beni’aadanimo ee deegaanka soo gaara, isla markaana aan waxba looga faa’ideyn Maadaama aysan jirin deegaan loogu soo hagaago, xaaladooda nololeedna aad ugu adagtahay.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Xubno ka tirsan Maamulka degmada Xudur ayaa boogday goobta ay degan yihiin oo ku taala duleedka magaalada, waxana u calaamadeeyey dhul ay deegaan ka sameystaan, waana dad muuqaalkooda lagadareemi karo dhibta ay sheeganayaan.

Guddoomiyaasha dhulka ku wareejiyey qoysaskaan cabasho badan ka muujiyey dadyowga ay la degan yihiin ee Gobolka Bakool ayaa bulshada ugu baaqay in si wanaagsan loola macaamiilo hay’adaha samafalkuna ku amray in ay usoo gurmadaan qoysaskan tabaaleysan.

Ugu dambeyn Malaaqa beesha dhulka lagu wareejiyey ayaa uga mahadceliyey maamulka Degmada Xudur sida ay uga jawaabeen cabashadooda ku aadan helidda dhul ay deegaan ka dhigtaan.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Baydhabo

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Akhrinta Koowaad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Akhrinta Koowaad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In