Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobalka Mudug oo Bulshada u qabtay kulan loga wacyi galinayay khatarta cudurka covid 19

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobalka Mudug oo Bulshada u qabtay kulan loga wacyi galinayay khatarta cudurka covid 19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankaan oo ahaa mid bulshada looga wacyi galinayay khatarta cudurka covid 19, sidoo kalana xariga looga jarayay xarun caafimaad oo markii ugu horeeysay laga hirgaliyay deegaanka docolle  oo ku dhawaad 15 Km dhanka bari kaga beegan magaalada Galkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday labada aqal ee Baarlaamnka Fadaraalka, Xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug, masuliyiin ka socatay Wasaarada Arimaha gudaha Fadaraalka, Madaxweynihii hore ee Galmudug,  Gudoomiye ku xigeenka Degmada hobyo, duqo Degmada Galkacyo, Gudoomiyaha Gobalka Mudug, waxgarad Salaadiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Deegaankaasi.

Ugu horeyn waxaa kulanka daah furay Gudoomiyaha Deegaankaasi Sahal Sheekh Xasan Nuur oo ka warbxiyay baahida adeega Caafimaad ee ka jirta Deegaankaasi xiligaan oo dalka ay ka socanayaan dadaalo Caafimaad oo ku aadan ka hortaga faafida cudurka dunidu la walaacsan tahay ee Covid 19

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame iyo Sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa iyaguna ku baaqay in laga wada qeyb qaato daboolida baahiyada caafimaad ee ka jira deegaankaasi iyo deegaanada kale ee Gobalka Mudug

Ugu danbeyna madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xusay in loo baahan yahay in la qado talaabooyin gurmad ah oo ku aadan baahiyada caafimaad ee ka jira Galmudug lana qaato talooyinka iyo fariimaha caafimaad ee ka hortaga cudurka Covid 19.

Previous Post

Madaxweynaha Masar iyo Qoyskiisa oo La Karantiilay

Next Post

Wasaaradda caafimaadka  federaalka  iyo kuwa maamul Goboleedka  oo yeeshay kulan ku saabsan dib u eegista xermooyinka caafimaadka.

Next Post
Wasaaradda caafimaadka  federaalka  iyo kuwa maamul Goboleedka  oo yeeshay kulan ku saabsan dib u eegista xermooyinka caafimaadka.

Wasaaradda caafimaadka  federaalka  iyo kuwa maamul Goboleedka  oo yeeshay kulan ku saabsan dib u eegista xermooyinka caafimaadka.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In