Thursday, November 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxkale oo xalay Shacab badan kula dabaal degay Beerta Nabada.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxkale oo xalay Shacab badan kula dabaal degay Beerta Nabada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Shacab Farabadan kula dabaal degay beerta Nabadda oo ka mid ah meelah ay isugu yimaadaan Bulshadda Soomaaliyeed.

Intii uu socday dabaal dega oo ahaa mid lagu xusaayay 1-da Luulyo ayaa Masโ€™uuliyiintii ka qeyb galay waxa ay shacabka ugu hambalyeeyeen Farxada Maalinta Xoriyadda Soomaaliya Sidoo kale waxa ay ugu baaqeen in ay dowladda kala shaqeeyaan xaqiijinta Amniga Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo ka mid ah Masโ€™uuliyiintii ka qeyb galay dabaal dega ayaa Masโ€™uuliyiinta Beerta Nabadda ugu baaqay in ay Shacabka ka joojiyaan lacagaha laga qaado maadaama ay tahay goob dadweyne.

Previous Post

Madaxweynaha oo ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon-Sawirro

Next Post

Wasiirka Arimaha Dibada Qadar oo si kulul ugu horyimid dalabkii loo soo jeediyey …..

Next Post
Dowladda Qatar oo sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Dibada Qadar oo si kulul ugu horyimid dalabkii loo soo jeediyey .....

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo qodobka...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

November 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In