Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo ballanqaad u sameeyey Isbitaalka degmada Cadaado “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo ballanqaad u sameeyey Isbitaalka degmada Cadaado “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Siyaasada Maxamed Axmed Diiriye oo hawlo shaqo u jooga Degmada Cadaado ayaa Maanta booqday meelo badan oo kamid ah degmada sida Isbitaalka weyn ee Degmada Cadaado Garoonka Kubada Cagta Suuqa weyn ee Ganacsiga iyo Xarunta Degmada wuxuuna balan qaad u sameeyey Isbitaalka Degmada Cadaado.

Kadib markii Agaasimaha Isbitaalka Degamada Cadaado Maxamed Cali Yuusuf uu warbixin ka siiyey Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca Siyaasadda Maxamed Axmed Diiriye baahida ugu weyn ee haysata Isbitaalka ayaa Maxamed “Yabooh” wuxuu ballan qaaday in isaga oo ku hadalaya Magaca Maamulka Gobolka Banaadir uu fulin doono baahida ay usoo bandhigeen Maamulka Isbitaalka Cadaado, kaas oo ahaa in ay helaan Bangiga Dhiigga oo ay san haysan iyo Nalalka Waa weyn ee qalliinka lagu sameeyo.
Dhinaca kale Isbitaalka Degamada Cadaado ayaa Maanta la soo gaarsiiyey ilaa 30 qofood oo gaari kula gaddoomay inta u dhaxaysa Cadaado iyo Gelinsoor kuwaasoo qabay dhaawacyo kala duwan, waxaana Guddoomye Ku xigeenka Gobolka Banaadir uu indhihiisa ku arkay shaqada baahsan ee ka socota Isbitaalka,
oo ay jiifaan ilaa 50 qofood, iyadoo  maalin walbana ay bukaan ahaan u yimaadaan ilaa 60 qofood.
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca Siyaasadda ayaa ugu dambayn ugu baaqay dadka kasoo jeeda degmada Cadaado in ay caawiyaan Isbitaalka oo shaqo wanaagsan u haya bulashada deeganadaas ku nool.
unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed
Previous Post

Olole ndaafadeed oo ka socda magaalada Jowhar

Next Post

Munaasabad lagu soo dhaweeyanayay Boqor Burhaan oo lagu qabtay dalka Koofur Afrika “Sawirro”

Next Post
Munaasabad lagu soo dhaweeyanayay Boqor Burhaan oo lagu qabtay dalka Koofur Afrika “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweeyanayay Boqor Burhaan oo lagu qabtay dalka Koofur Afrika "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In