Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole ndaafadeed oo ka socda magaalada Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jowhar Oo Si Habsami Ugu Socdaan Ololo Nadaafadeed “Sawirro”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Olole nadaafadeed oo sare loogu qadayo bilicda magaalada Jowhar ayaa ka bilowday xaafadaha magaaladaasi.

Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa  ka qeyb qaadanaya qeybaha kaladuwan ee bulshada ku nool mgaalaada  jowhar,  sida haweenka iyo dhalanyarada.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Duqa magaalada Jowhar Sheekh Saalax ayaa ujeedada ulolahaasi ku sheegay dare u qaadida bilicda caasimadda gobolka Sh/dhexe ee Jowhar, isagoo ku boorriyay bulshada ku nool degmada Jowhar iney u soo baxaan olalaha nadaafadda magaalada oo si isku mid ah uga socda Afarta xaafadood ee magaaladaasi.

” Qof waliba gurigiisa afartiisa gees ayuu nadiifin jirey, hadda waxaanu  billownay in dadka dhamaan xita duqa magaalada ay ka qeyb qaataan howlaha nadaafadeed maxaa yeeley nadaafaddu waa iimaanka
berkiisa, Marka sadaqadu meel dheer ma jirto haddii bir ama dhagax yar aad meel ka qaaddo waa sadaqo aan la soo koobikarin marka waxaa la rabaa in dadaalka maanta aan bixinnay mid lamid ah aan sameyno markasta.” ayuu y iri duga magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha gobolka Shabeallaha dhexe Cali Guudlaawye. oo isna la hadlay xoogagga ka qeyb qaadanayay ololahaasi nadaafadeed ayaa yiri  ” Maanta dadaalka aad muujiseen oo ah nadaafadda bilic soo celinta idinkoo iskaashanaya  sida quruxda badan aad u shaqeeyseen waxaan idin leeyahaya mahadsanidiin”.

”Nadaafadu waa iimaanka niskiisa haddaan laga shaqeynin nadaafadda magaalada waxaa imaanayo nadaafad darri bilicda magaaladana wax badan ayaay u dhimaysaa, dadaalkiina sii laba jibaara wax badan ayaa runtii isbedelay sida howshani ay u bilaabatay aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin dadaalkiina” ayuu markale yiri guddoomiye Guudlaawe..

Previous Post

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo booqday xarumaha danta guud ee Cadaado “Sawirro”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ballanqaad u sameeyey Isbitaalka degmada Cadaado “Sawirro”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ballanqaad u sameeyey Isbitaalka degmada Cadaado “Sawirro”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ballanqaad u sameeyey Isbitaalka degmada Cadaado "Sawirro"

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In