Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhalinyarada ku dhiira galiyay  nabada iyo isdhaxgalka bulshada

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhalinyarada ku dhiira galiyay  nabada iyo isdhaxgalka bulshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkan uu hogaaminaayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Benaadir ahna kuxigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ( Tuulax)  iyo Gudoomiye kuxigeenka arimaha Bulshada Gobolka Benaadir Basma Caamir Shakeeti ayaa waxey kormeer ku tageen mid kamid ah garoomada kubada cagta ah ee Degmada Yaaqshid gaar ahaan xaafada Juungal waxeyna u kuur galaayen nabada-galyada iyo isdhaxgalka bulshada,

Masuliyiinta Maamulka Gobolka Benaadir ayaa inta ay kusugnaayen garoonka kubada cagta waxa ay dhalinyarada kubada ciyaareysay iyo bulshada usoo daawasha tagtay ku dhiira galinayen in ay xoojiyaan hormarnta isdhaxgalka bulshada iyo Nabada,

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Gudoomiyaha Degmada Yaaqshid ee Gobolka Benaadir Axmed Xasan Geedow ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay aad u wanaagsan tahay wadashaqeynta kadhaxeysa maamulka Degmada iyo bulshada,,

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Benaadir ahna Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ( Tuulax)   waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in la xiray garoomada ay dhalinyarada isugu yimaadan ee kubada cagta,,

Previous Post

Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ka furmaya Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Suabax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Suabax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Suabax ee Radio Muqdisho

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In