Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ka furmaya Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ka furmaya Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyaan Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawlad Goboleedyada ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee Caasimadda Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Ujeeddada safarka ayaa ah ka qaybgalka Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay martigelisay Koonfur Galbeed.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kulan la qaateen Ku-Simaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dastuurka Koonfur Galbeed Mudane Cabdullaahi Sheekh Xasan.

Wasiir Cabdi Xoosh oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay ujeeddada safarka.

“Marka hore waxa aan dooneyaa inaan ka mahadceliyo soo dhaweeynta wanaagsan, waxaa aan u nimid Baydhabo ka qaybgalka Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaheenna oo sedexdii bilba mar qabsoonta; Koonfur Galbeed in ay markan martigelineyso waxa ay cadeeyn u tahay wadashaqeynta wanaagsan ee inagala dhaxeeysa marwalbana waanu sii wadeynaa xoojinta iskuduubnida iyo midnimada” ayuu yiri AVV Xoosh.

Dhankiisa Ku-Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ammaanay dedaalka uu wado Wasiir Cabdi Xoosh ee ah in wadashaqeynta Wasaaradaha la xoojiya.

Ugu damabayn, shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee MoCA Forum ayaa beri ka furmi doona magaalada Baydhabo.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhalinyarada ku dhiira galiyay  nabada iyo isdhaxgalka bulshada

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhalinyarada ku dhiira galiyay  nabada iyo isdhaxgalka bulshada

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhalinyarada ku dhiira galiyay  nabada iyo isdhaxgalka bulshada

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In