Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo faah faahin ka bixiyay dagaal ka dhacay Bariire “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo faah faahin ka bixiyay dagaal ka dhacay Bariire “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray magaalada Bariire oo ay saaka weerar gaadmo ah ku soo qaadeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax iyo wafdiga la socday ayaa markii ay gaareen Bariire waxa ay ka xogwareysteen dagaalkii saaka Taliyaha guutada 20aad ee ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Sheegow Axmed Cali oo sheegay in tiro maleeshiyaadka ka tisan ay ku dileen weerarkii saaka, haatanna ay si buuxdo gacanta ugu hayaan magaalada.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee saaka weerarka ku soo qaaday saldhig ciidamada xoogga ay ku leeyihiin deegaanka Bariira ayaa jaray Buundada magaalada, waxaana weerar saacado kooban socday kaddib ay ciidamada Xoogga dalka ku guuleysteen inay kala eryaan maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday.

Jeneraal Sheegow Axmed Cali Taliyaha Guutada 20aad e ciidanka xooga dalka ayaa xusay inay sii wadayaan howlgallo ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, si guud ahaan gobolka looga cirib tiro.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in iminka xaaladda deegaanka ay tahay mid degan, ayna gacanta ku hayaan ciidamada Xoogga dalka, isagoo xusay Al-Shabaab laga cirib tiriyo guud ahaan meelaha ay kaga dhuumaaleysanayaan Gobolka.’

Maxamed Cali Cumar Jubba

Previous Post

Howlgallo laga sameeyay Degmooyin ka tirsan Gobolka Benaadir

Next Post

Guddoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In