Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Sh/dhexe oo kormeeray keli waraab dib loo dayactirayo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Sh/dhexe oo kormeeray keli waraab dib loo dayactirayo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naamulka gobolka Sh/dhexe ayaa wada dib u dayactir lagu sameeynayo qaar ka mid ah keliyada waraabka ee degmada Jowhar.

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullaahi “Guudlaawe” oo uu wehliyo gudoomiyaha degmada Jowhar ayaa kormeeray Keliga Faanoole oo hadda dayactir ay ku wadaan maamulka iyo bulshada oo is kaashanaya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Guudlaawe ayaa ka dalbaday wasaaradda Beeraha iney garab istaagto beeraleyda isagoo tilmaamay in maamulka iyo bulshada gobolku ay iska kaashanayaan ka hortagga fatahaadda wabiga Shabeelle.

Gudoomiye Guudlaawe ayaa intii uu kormeerka waday waxaa uu la kulmay dadweynaha ku nool xaafadda horseed ee degmada Jowhar isago kula dardaarmay iney gacan buuxda ka geeystaan dib u dayactirka Keligaasi.

C/qaadir Cabdulle Buurfuule gudoomiyaha degmada Jowhar ayaa ku boorriyay bulshada ku nool degmadaasi iney maamulka kala shaqeeyaan sare u qaadidda nadaafada magaalada Jowhar.

Wuxuu intaasi ku daray in maamulku uu diyaar garoow ugu jiro sidii looga hortagi lahaa fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeelle.

dayactirka-1-1 dayactirka-2-1 dayactirka-3-1 dayactirka-4-1 dayactirka-5-1 dayactirka-6 dayactirka-9

Previous Post

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In