Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Hiiraan oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo qoysaska ka soo laabanaya Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal qoys oo ka mid ah qaxootiga ka soo barakacaya dalka Yemen oo gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa codsaday in gargaar lala soo gaaro, iyadoo maaulka gobalka Hiirana uu sheegay in wax ay qaban doonan inta karankooda ah.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Hiiraan ee dhanka arrimaha bulshada Sheekh Xuseen Cismaan Cali kormeeray goobo ay degeen qoysas ka yimid dalka Yemen ayaa sheegay in dhankooda ay gacan ka geysan doonaan, sidii gurmad loogu fidin lahaa muwaadiniinta ka soo carareysa Yemen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sheekh Xuseen ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo inta kale ee wax haysata inay il gaar ah ku eegaan qoysaska ka soo laabanaya Yemen ee ay saameeyeen dagaallada dalkaasi ka taagan, waxaana uu sheegay in bisha barakeysan ee Ramadaan ay foodda nagu soo hayso, loona baahanyahay in la gacan qabto qoysaskaasi.

Qaar ka mid ah qoysaska ka soo laabanaya Yemen oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inaysan haysanin waxyaabo ay hooy ka dhigtaan, waxaana ay intaa ku dareen in kuwa hadda soo gaaray Beladweyne ay gaarayaan ku dhawaad todobo boqol.

Previous Post

Ku dhawaad Todobo kun Arday oo u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga “SAWIRRO”

Next Post

Xaflad lagu soo bandhigayay adeegyada IBS oo lagu qabtay UK-Sawirro

Next Post
Xaflad lagu soo bandhigayay adeegyada IBS oo lagu qabtay UK-Sawirro

Xaflad lagu soo bandhigayay adeegyada IBS oo lagu qabtay UK-Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In