Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu soo bandhigayay adeegyada IBS oo lagu qabtay UK-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu soo bandhigayay adeegyada IBS oo lagu qabtay UK-Sawirro

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee dalkan UK kuwaas oo daneynayay in ay wax ka ogaadaan hanaanka bankigu u shaqeeyo iyo adeegyada uu bixiyo.

Gudoomiyaha baanka Xasan Axmed Yusuuf ayaa dadkii xaflada ka soo qeyb galay faahfaahin ka siiyay shaqada bankiga iyo waxyaabaha uu dalka ku soo kordhiyay.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Xasan Axmed waxaa uu sheegay in baanku ku dhiiraday in uu maalgalin ku sameeyo Soomaaliya gaar ahaan muqdisho taas dadka qaar u arkayeen meel aan ammaan aheyn balse taasi ay horseeday in shirkadaha caalamku ku baraarugaan horumarka iminka ka hanaqaaday Soomaaliya iyo isbadalka lataaban karo ee ka jira caasimada Muqdisho.

Dadkii goobta ka hadlay ayaa weydiiyay gudoomiyaha su’aalo ku saabsan hanaanka lacag dirid iyo maal galinta bankigu siinayo dadka doonaya in  dalka dib u dhistaan ganacsina ka sameystaan.

Gudoomiyaha oo ka jawaabayay su’aalahii la weydiiyay ayaa sheegay in baanku sahlayo in dadka ku nool dibada ee ehelkoodu jooga dalka ay si sahlan lacagaha ugu diri kaaraan.

Dhanka maalgalintu waxa uu sheegay in baanka oo dhawaan la u dbay uu kaalin weyn horumarinta dalka gaar wax soo saarka sida Xoolaha, Kaluumeysiga iyo Beeraha.

Hibaaq Jaamac oo ah gabar Soomaaliyeed kana tirsan dowlada hoose Bristol oo xaflada ka hadashay ayaa sheegtay in ay tahay talaabo wanaagsan oo dhinaca horumarka loo qaaday in xiligan dalka Soomaaliya laga hirgaliyo baan caalami ah kaas oo sababi kara in maal gashiga dalku sahal noqdo.

Bankiga IBS waxaa uu ka mid yahay horumarka dalka ku soo kordhay waxaana maalinba maalinta ka dambeysa soo kordhaya maalgalinta ganacsatada Soomaalida iyo qurbo joogta ay wadanka ku sameysanayaan.

?
?
?
?
?
?
?
?
Previous Post

Maamulka Hiiraan oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo qoysaska ka soo laabanaya Yemen

Next Post

524 guri oo loogu talagalay barakacyaasha oo lagu wareejiyay maamulka Bosaaso

Next Post
524 guri oo loogu talagalay barakacyaasha oo lagu wareejiyay maamulka Bosaaso

524 guri oo loogu talagalay barakacyaasha oo lagu wareejiyay maamulka Bosaaso

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In