Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Hobyo oo sheegay iney gacanta ku hayaan Dooni si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay xeebaha dalkeena

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka Hobyo oo sheegay iney gacanta ku hayaan Dooni si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay xeebaha dalkeena
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidamada badda ee maamulka Galmudug  ku soo qabteen Dooni shisheeye oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay xaabeha ku dhow degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale oo la soo xiriiray Radio Muqdisho ayaa sheegay in hadda ay gacanta ku hayaan Dooni laga leeyahay dalka Iran, taasoo si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay xeebaha Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wuxuu intaa ku daray in Doonidani ay habeen ka hor gacanta ku soo dhigeen ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Galgudug, xilli ay si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay xeebaha deegaanka Hobyo.

Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in ciidamada soo qabtay Doonidani uu dhawaan tababar ugu soo dhamaaday dalka jabuuti,islamarkaana ay howlgallo ka wadaan xeebaha deegaanka Hobyo.

Sidoo kale gudoomiyaha degmada Hobyo ayaa xusay in Doonidaasi iyo shaqaalihii saarnaaba ay bed qabaan, wuxuuna u mahadceliyay ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Galmudug oo uu sheegay iney ku guuleysteen soo qabashada Doonidaasi.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in Doonidaasi aysan sidan wax dekominti ah oo u fasaxaya ineey ka kaluumeysato xeebaha dalkeena, isagoo caddeeyay in doonidaasi ay si sharcidarro ah uga kaluumasaneysay biyaha dalkeena Soomaaliya.

Previous Post

NUSOJ oo ku baaqday in Si Shuruud La’aan ah loo Sii Daayo Labo weriye oo Muqdisho iyo Berbera ku kala Xiran

Next Post

Madaxweynaha Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay jaamacadda Gaarisa

Next Post
Madaxweynaha Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay jaamacadda Gaarisa

Madaxweynaha Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay jaamacadda Gaarisa

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In