Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Isbitaalka Jowhar oo ka mahadceliyay deeq daawo ah oo la gaarsiiyey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Maamulka Isbitaalka Jowhar oo ka mahadceliyay deeq daawo ah oo la gaarsiiyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka isbitaalka magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka mahadceliyay deeq gargaar ah oo dhawaan Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Soomaaliyeed ee SoDMA u dirtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas.

Deeqdaan oo maanta gaartay Isbitaalka Jowhar ayaa isugu jirta Daawo, Raashin iyo qalab kale oo muhiim ah kuwaas oo loogu talo galay bukaannada Isbitaalka.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Agaasimaha guud ee isbitaalka Jowhar Drs Ramla Cabdiraxman Cilmi oo wehliyaan howlwadeennada Isbitaalka ayaa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA gaar ahaan Guddoomiyaha Hay’adda Mudane Maxamuud Macalin waxay kaga mahad celisay deeqdaas oo ay sheegeen iney ku soo aadday xiligii ay ugu baahida badnaayeen bukaanada Isbitaalka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo daah-furay shirweynaha 15-aad ee Daraasaadka Soomaaliya

Next Post

Shirka Amniga Qaranka oo lagaga hadlay Istaraatiijiyadda Xoojinta Amniga Dalka

Next Post
Shirka Amniga Qaranka oo lagaga hadlay Istaraatiijiyadda Xoojinta Amniga Dalka

Shirka Amniga Qaranka oo lagaga hadlay Istaraatiijiyadda Xoojinta Amniga Dalka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In