Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyada isbitaalka la geeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Isbitaalka Madiina oo laga hirgeliyay nalalka cad ceedda ku shaqeeya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka  Isbitaalka Madiina  ayaa  faahfaahin ka bixiyay xaaladda  caafimaad ee dhaawacyada ku jira isbitaalka ee ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii  Argagixisanimo  ee  maleeshiyaadka  Al-Shabaab ay ku qaadeen  Hotelka  Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Inta badan dadki ku dhaawacmay weerarkii Hotel Saxafi ayaa la dhigay isbitaalka Madiina, kuwaasi oo tiradoodu gaareyso 30 qof, waxaana inta la ogyahay isbitaalka ku dhinta labo qof, shan kale guryahooda ayaa dib loogu celiyay, kadib markii ay heleen baxnaanin caaafimaad, waxaana haatan isbitaalka jiifa 23 oo xaaladooda ay aad u liidato.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in bukaanada iminka la jiifay qaarkooda ay xaaladooda aad u liidato, halka kuwa kale uu tilmaamay in xaaladooda caafimaad ay xooga ka yara fiicantahay sida markii hore ay ahaayeen.

“Ilaa iyo shan saac maanta dhaawacyo ayaa la keeneyay isbitaalka, 25 ayaan jiifinay, shan kale guryahooda ayaa dib loogu celiyay, labo qof ayaa dhaawacyada u dhintay, inta badan dadka dhaawac ah, waxa ay u badnaaneeyn dad jab un soo gaaray” ayuu yiri Dr Maxamed Yuusuf.

Previous Post

Dhimashada weerarkii Hotel Saxafi oo sii korortay

Next Post

DAAWO: Sheekh Nuur Baaruud oo ka sheekeynaya qaraxii Hotel Saxafi

Next Post
Bulshada rayidka oo dib u dhac ku tilmaantay Mowshinka laga keenay Madaxweynaha.

DAAWO: Sheekh Nuur Baaruud oo ka sheekeynaya qaraxii Hotel Saxafi

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In