Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka K/Galbeed oo dowladda F. S. ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay Puntland+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka K/Galbeed oo dowladda F. S. ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay Puntland+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheey golaha wasiirrada ee maamulka Koofur Galbeed uuna shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa looga hadlay dadaaladii uu R/wasaaraha dalku ku bixiyay heshiiskii dhexmaray dowladda iyo maamulka Puntland iyo arrimo kale.

Wasiirka warfaafinta ee maamulka Koofur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed oo kulnkaasi kaddib saxaafadda l ahadlay ayaa sheegay in maamulka Koofur Galbeed uu dowladda Federaalka ku bogaadinayo heshiiski ay la gashay maamulka Puntland iyo guud ahaan dadaallada hagar la’aaneed oo ay ku horumarineeyso dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dowlad goboleedka Koofur Galbeed wxeey ku bogaadisay dowladda F. S. dadaalkii ay u gashay sidii ummadda Soomaaliyyed ay uga sii dhaqaaqi laheyd halka ay iminka taagantahay, iyo shirkii muhiimka ahaa ee lagu qabtay magaalada Garowe,” ayuu yiri wasiirka warfaafinta maamulka K/Galbeed.

Dhanka kale wasiirka ayaa xusay in maamulka Koofur Galbeed uu diyaar garoow ugu jiro sidii haraadiga maleeshiyaadka Shabaab looga xoreyn lahaa deegaannada ka tirsan maamulkaasi, isagoo tilmaamay in la diyaariyay ciidamadii fulin lahaa howlgalkaasi.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/Codka-wasiirka-Warfaafinka-KG-Xasan-Cabdi-Maxamed.mp3
Previous Post

Wasaaradda waxbarashada oo markale u diyaar garowday qaadista imtixaan mid ah “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo soo gaaray Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha maamulka Puntland oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Puntland oo soo gaaray Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In