Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Koonfurgalbeed ee dalka oo qorsheynaya inay weeraro ku qaadaan Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa sheegay in deegaanada fara-ku-tiriska oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka Al Shabaab gobalada Baay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ay ka xoren doonaan, iyadoo shacabka ku nool deegaanadaasi uu ugu baaqay in ay dulqaatan inta laga xorenayo deeganadadooda.

Mudane Xasan Cabdi Maxamed Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maalmaha dhaw ay howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ay ku qaadi doonaan deeganada ay dadka ku dhibaateynayaan, waxaana uu intaa ku daray in shacabka looga fadhiyo sidii ay dhankooda gacan uga geysan lahaayeen.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“18-ka degmo ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed intooda badan waa xur, marka laga reebo Degmada Diinsoor dhawaan laga xoreyn doono haraadiga kooxda Shabaab, tan kale meelaha howdka ee ay shacabka ku dhibaateynayaan waan kaga dabo tegeynaa”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koofurgalbeed.

Sidoo kale Mudane Xasan Cabdi Maxamed ayaa tilmaamay in maamulka uu qorsheynayo sidii loo dhameystiri lahaa hay’adaha weli dhiman ee qeybta ka ah maamulka.

Previous Post

Dhibaatada Qaadka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha oo ka warbixiyay socdaal uu ku tegay Gedo

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha oo ka warbixiyay socdaal uu ku tegay Gedo

Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha oo ka warbixiyay socdaal uu ku tegay Gedo

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In