Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Ciidamada Qalabka sida ku wareejiyay deeq Xoola ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Ciidamada Qalabka sida ku wareejiyay deeq Xoola ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku wareejiyay deeq xoola nool ah Ciidamada Qalabka sida ee Howlgalada kawada Deegaanada hoos taga Magaalada Dhuusamareeb kuwaa oo guulo kasoo hooyay dagaal ay la galeen maleeshiyaadka Al-shabaab, maalinnimadii Shalay.

Deeqdan oo ka koobneyd lix neef oo Geel ah iyo Agab kale ayay Maamulka Dhuusamareeb ku wareejiyeen saraakiisha ku sugan aaga hore ee dagaalka, kuwaa oo tilmaamay in garabsiinta shacabka iyo maamulka u tahay mid kusii dhiirin doonta dhaqaaqa amni ee ay Ciidamada sameeyeen iyo guulaha ay kasoo hooyeen goobahii ay kula dagalameen Argagaxisad.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geeda-qoroow, oo ka hadlay wareejinta taakuladan ayaa tilmaamay in tilaabadani ay bilaaw u tahay kaalmo si joogta ah ay Ciidamada kaga heli doonaan shacabka si loo sii dhaqaajiyo howlgalada lagu xoreynayo deegaanada ay Argagaxisada kaga suganyahiin gobolka Galgaduud .

Gaashaanle Cismaan Cali Xaashi “dhabayaco” Taliyaha Ururka 71-aad, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad iyo taliyaha Ciidanka Nabadsugida Dhuusamareeb, Maxamed Shidane Afrax oo taakuladan u guddoomay Ciidamada qalabka sida ayaa ka mahad celiyay sida wanaagsan ee shacabka iyo maamulka Dhuusamareeb ay u garab taaganyahiin Ciidamada kujira furimaha hore ee dagaalka.

Ciidamada xoogga Dalka oo howlgal joogto ah ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay dagaaladii ay dhawaan la galeen Argagixisada.

Previous Post

Jabhadda TPLF oo shuruudo ku xirtay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Dowladda Itoobiya

Next Post

Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen “SAWIRRO”

Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen "SAWIRRO"

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In