Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Sh/Dhexe oo deeq gaarsiiyay haweeney 4 caruur ah ay ka geeriyoodeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka Sh/Dhexe oo deeq gaarsiiyay haweeney 4 caruur ah ay ka geeriyoodeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali C/laahi Xuseen Gudlaawe ayaa maanta deeq lacageed gaarsiyay haweenay dhowaan ku umushay 4 gabdhood oo mataano ah Cusbitaal ku yaala degmada hodan ee magaalada Muqdisho islamarkaana Canugii ugu  dambeeyay uu ku geeriyooday Cusbitaalkaasi.

Gudoomiyaha oo Maanta Howlo Kormeer ah ku Tagay halka ay haweeneydani ku sugantahay ayaa gudoonsiiyay ehelkeeda deeqda lacagta ah oo uu ugu talo galay iyadoo haweeneydan horay looga keenay deegaano katirsan gobolka SH/Dhexe waxaana xiligan lagu dabiibayaa cusbital ay magaalada Muqdisho ku leeyihiin walaalaha Masar.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Haweeneydaasi Soomaliyeed ayaa Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe ugu Mahadcelisay Kaalmada uu soo Gaarsiiyay waxaana intaa Kadib Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe mudane Cali C/laahi Xuseen GUudlaawe oo la Hadley Warbaahinta Qaranka uu Alle uga baryey  Qoyskaasi inuu Samir iyo Iimaan uu ka siiyo caruurtii ka geeriyootay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Isbitaalka Ciidamadda Xoogga.

Next Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta kormeeray degmooyin katirsan gobolka Sh/Hoose

Next Post
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta kormeeray degmooyin katirsan gobolka Sh/Hoose

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta kormeeray degmooyin katirsan gobolka Sh/Hoose

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In