Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Macallimad laga Soo Bad-baadiyay Maleeshiyaadka Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Macallimad laga Soo Bad-baadiyay Maleeshiyaadka Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Macallimad u dhalatay dalka kenya oo lagu magacaabo Judy Mutua ayaa lagu soo warramayaa in laga soo bad-baadiyay kooxda Shabaab kaddib markii ay Afduub u gaysteen xilli ay ku sugneed Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Macallimadda ayaa dib u heshay xorriyaddeeda kaddib markii  howlgal ay si wada jir ah u sameeyeen Ciidamada Mamulka Jubbaland iyo kuwa Kenya lagu soo bad-baadiyay   Macallimadda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sida Wararku ay sheegayaa shaqsi ka mid ahaa Afduubayaasha kooxda shabaab ayaa lagu dilay howlgalkii lagu soo furanayay haweenaydaas halka  mid kalana la qabtay.

Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa Dowladda Kenya ayaa Howlgalkii lagu soo furtay macallimaddaas kenya u dhalatay  waxa ay ka sameeyeen deegaan lagu magacaabo Shaba Difu, oo 15 KM u jira xadka  Soomaaliya ay la wadaagto Kenya.

Warbixin ay soo sareen Waaxda Difaaca Dowladda kenya ee “KDF” ayaa lagu sheegay in Judy  Mutua lagu daweeyay  Xarun Ciidan isla markana lagu wado in dhawaan loo soo qaado Magaalada Nairobi.

Xirada Qaxootiga Xagar Dheer Deegaanka Dha-dhaab ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya  ayaa laga afduubtay  Macallin Mutua xilli ay la shaqaynaysay hay’adda  Windle Trust International.

Previous Post

Diblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka India .

Next Post

Shaqaalaha diyaaraddii Ku soo Dhacday Carbiska oo loo duulinayo dalkooda

Next Post
Shaqaalaha diyaaraddii Ku soo Dhacday Carbiska oo loo duulinayo dalkooda

Shaqaalaha diyaaraddii Ku soo Dhacday Carbiska oo loo duulinayo dalkooda

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In