Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Machadka Cilmi baarista ee Epidemiology: Halista Corona wali ma dhamaan, waxaa laga yaabaa in hal mar aad wada qaaddo laba nooc oo Virus ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Machadka Cilmi baarista ee Epidemiology: Halista Corona wali ma dhamaan, waxaa laga yaabaa in hal mar aad wada qaaddo laba nooc oo Virus ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khabaro ka tirsan Machadka Cilmi baarista Ruushka ee Epidemiology, ayaa sheegay in kiisas badan oo xanuunka Corona ah lagu arkay dadka uu liito difaaca Jirkooda iyo dadka da’da ah, kuwaa oo la xaqiijiyay in mar qur ah ay wada qaadi karaan laba nooc oo Corona Virus ah.

Ku xigeenka Agaasimaha Machadka Cilmi-baarista Epidemiology ayaa yiri, “Kiisaska noocan oo kale ah waxaa inta badan lagu arkaa dadka difacooda uu hooseeyo iyo dkuwa waayeelka ah, wuxuuna noqon karaa mid halistiisa leh, isbaddalka xanuunkaana waxuu sii jiri karaa  muddo dheer”.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Waxuu intaas ku dartay, “Cudurkan waxuu sabababi karaa laba nooc oo fayrus ah mar qur ah, dadka uu liidata difacooda khatar ayay ugu jiraan in halmar ay wada qadaan laba nooc oo Covid 19 ah, sababtoo ah xanuunkan waxuu la dagaalamaa adkeysiga jirka bini’aadamka”.

Dhaqatiirta ka hawl gasho Machadka Cilmi baarista Ruushka ee Epidemiology ayaa si wada jir ah u sheegay inay muhiim tahay in sida ugu dhakhsiyaha badan loo qaato tallaalka ka hortaga Covid 19, si uusan fayrasku u faafin khatartiisana loo yareeyo.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In