Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax katirsan Hay’adda Socdaalka oo ka qeybgalay Shirka looga hadlayay hormarinta Aqoonsiga Dhijitaalka ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madax katirsan Hay’adda Socdaalka oo ka qeybgalay Shirka looga hadlayay hormarinta Aqoonsiga Dhijitaalka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa uga qayb galay magaalada Mombasa ee dalka Kenya shir socday muddo labo maalmood ah oo ku saabsanaa Aqoonsiga Dhijiltaalka ah iyo Isku socodka gobolka (Digital Legal Identity and Regional mobility).

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Socdaalka Adduunka Qaramada Midoobe ee IOM, ayaa waxaa kasoo qayb galay ilaa 52 qofood oo ka kala socday 14 dowladood, Iyadoo si qota dheer looga wada hadlay habka ay Wadamada qaaradda Afrika ku yeelan lahaayeen Aqoonsi Sharci ah ee oniline-ka ah Isla markaana si wadajir isaga kaashanlahaayeen hirgelintiisa.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026

Aqoonsi sharciga ah ee dijitaalka ayaa ah hab ay dowladaha iyo laamaha Socdaalka ee dunida si fudud ugu hubin karaan dokimintiyada aqoonsiga ay sitaan musaafiriinta, dokomintigaas oo noqon kara mid keydsan ama muuqda, kaas oo xambaarsan macluumaad gaarka ah ee qofka

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kormeer ku tagay waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar

Next Post

Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeyb-galay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ah ee (AI)

Next Post
Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeyb-galay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ah ee (AI)

Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeyb-galay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ah ee (AI)

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In