Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxa Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR oo Muqdisho soo gaaray

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxa Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR oo Muqdisho soo gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booqashada madaxa Hey’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR Flippo Grandi oo qaadanaysa laba maalmood waxa uu ku yimid caasimadda Soomaaliya

Waxa ku wehliya ergayga gaarka ah ee ee Hey’ada u qaabilsan Maxamed Cabdi affey waxaa Garoonka Diyaaradda Aadan cadde ku soo dhaweeyay wasiiro dowlaha Arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Safiiro,  madaxa Hey’adda Qaran ee Qaxootiga iyo bakarakaashaya Soomaaliya Dr Axmed Dahir iyo masuuliyin kale.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Flippo Grandi waxa uu sheegay inay sii xoojinayaan caawinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ka nool dunida si gaar ahna ay taageerayaan kuwooda doonaya inay ku soo noqdaan dalkooda

“Shaqadeen ugu weyn dabcan waxay aheed muda sanada inaan taageerno qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dibadda hadii aahaan laheed wadamada gobolka iyo dunida waan sii wadayna waxaan u imid inaad idin xaqiijiyo inaan sameynayno hormaro si aan hubino badqadka qaxootiga iyo nolooshooda kuwooda ku nool dalalka dariska ah, dabcan qaxootiga qaar ayaa go’aansaday inay iskood u soo noqdaan waana taageeraynaa sida aan u taageernay dadka ku barakacay gudaha dalka in badan marka loo eego doorka Qaramada midoobe ee taageerada Dowladda Soomaaliya”

Wasiiro Dowladda Wasaardda arimaha Dibadda ee Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr waxa uu tilmaamy madaxa UNHCR  inuu Booqan doono Meelaha ay ku nool yihiin dadka ka soo noqday xeryaha qaxootiga.

“ waxaan Magaalda Muqdisho ku soo dhaweynaya madaxa Hey’adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR Flippo Grandi Booqashadiisa waxa qaadanaysaa muda laba maalmood waxaa uu berry booqanaya meelaha ay ku soo noqdeen qaxootiga gaar ahaan Magaaladda Kismaayo, waxaan anaga kala hadlaynaa sidii loo xoojin lahaa caawinta qaxootiga Soomaaliyeed ee dunida ku nool”

Madaxa Hey’addda Qaxootiga Aduunka Waa booqashadii labaad ee uu ku yimaado Soomaaliya waxaana ay aheed markii ugu horeysay sanadkii tagay ee 2016, socdaalkiisan waxaa uu ku soo beegmay xili dadka Soomaaliyed ee qaxootinimada ka soo noqonaya ay kordhayaan.

Previous Post

Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada ee Dastuurka oo furmay+Sawirro

Next Post
Shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada ee Dastuurka oo furmay+Sawirro

Shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada ee Dastuurka oo furmay+Sawirro

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In