Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda dalka oo abaalmarin guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda dalka oo abaalmarin guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda dalka oo shahaaddo sharaf guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad oo ay u aqoonsadeen inuu yahay sarkaal howlkar ah.

Gudoomiyaha maxkamadda G/le Dhexe Xasan Cali-nuur Shuute ayaa soo dhaweeyay shahaadadaasi, isagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay abaalmarintaasi sida uu ku baahiyay boggiisa xiriirka bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

‘Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in ay madaxda qaranku ii aqoonsadaan in aan ahay sarkaal howl-kar ah, taas oo la igu gudoonsiiyay shahaaddo sharafta 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida. waxaan si gaar ah ugu mahad celinaa Ra’isal wasaaraha mudane Cumar C/rashiid oo runtii I gudoonsiiyay abaalmarin aad iigu qaali ah” ayuu yiri gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida.

Iagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaasi raaciyay “waxay ii tahay abaalmarintaas dhiiranaan aan ku dhiirrado shaqada adag een ummadda u haayo in aan usii wado si hufan oo caddaalad ku jirto, anigoo laba jibaari doono howsha aan qaranka u haayo mana kama nasan doono inta aan ka gaarayo natiijada aan doonaayo oo ah in dadkayga iyo dalkayga ay nabad ku naaloodaan.

12735989_1116234088407965_1881421843_n 12767262_1116234101741297_2103809085_n 12767476_1116234035074637_1132174088_n 12769560_1116234091741298_1157730511_n

Previous Post

Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug oo Sweden lagu soo dhaweeyay+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In