Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Qaranka oo ka qayb galay salaada janaasada wasiir ku xigeenkii shaqada iyo arrimaha bulshad JFS

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxda Qaranka oo ka qayb galay salaada janaasada wasiir ku xigeenkii shaqada iyo arrimaha bulshad JFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa Maanta waxa ay ka qeyb galeen Salaada Janaasada ee meydka Marxuum Xillibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya.

Related posts

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026

Salaada Janaasada oo marxuumka lagu dukaday ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Farmaajo, Guddoomiye Mursal, Ra’isal wasaare Kheyre, xildhibaanada labada golle ee Baarlamaanka, wasiiro, ehelka Marxuumka iyo masuuliyiin ka socday hay’addaha dowladda.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal ayaa sheegay in Marxuumka uu ahaa Shaqsi afgaaban oo mar walbo cibaadada Alle ku dadaala, daacad iyo howlkar ahaa, ku weyneyd Soomaalinimada iyo hormarinta dowladnimada Soomaaliya.

Alle ha u naxariistee Marxuum Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa ka mid ahaa xildhibaanada Golaha Shacabka, ka hor inta aan xilka wasiir ku xigeenka loo magacaabin waxa uu xubin ka ahaa guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka.

.

Previous Post

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixiso ee Shalay ka dhacay Muqdisho

Next Post

Ciidanka Danab oo howlgala ballaaran ka fuliyay tuulooyin hoostaga Baladul-Amiin iyo Tooratoorow+sawirro

Next Post
Ciidanka Danab oo howlgala ballaaran ka fuliyay tuulooyin hoostaga Baladul-Amiin iyo Tooratoorow+sawirro

Ciidanka Danab oo howlgala ballaaran ka fuliyay tuulooyin hoostaga Baladul-Amiin iyo Tooratoorow+sawirro

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay furitaanka waddada isku xirta Muqdisho...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tacsi u diray geerida S/Guuto Yacquub Maxamed Siyaad, Taliyihii hore ee Danab iyo TurkSom. Marxuumku...

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In