Sunday, August 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay dar dargelinta howlaha shaqo ee horyaalla Wasaaradda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay dar dargelinta howlaha shaqo ee horyaalla Wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaan maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Wasaaradda oo loogga hadlay dar-dar-gelinta hawlaha shaqo, gaar ahaan dhammeystirka Xog-kaydiyaha Ganacsiga iyo Habka Onlaynka ah ee diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada shirkadaha Ganacsiga oo labadooduba maraaya heer gebo-gabo ah.

Barnaamijka Xog-kaydiyaha Ganacsiga, ayaa ah Website lagu uruurinayo guud ahaan macluumaadka kala duwan ee la xiriirta Ganacsiga, kaasi oo ahmiyad weyn u leh dhaqaalaha dalka, fududeynta ganacsiga iyo maal-gashiga. Waxaana muddooyinkii dambe la waday uruurinta xogaha la xiriirta ganacsiga, kuwaasi oo lagu kaydinayey Website ka si ganacstada iyo maal-gashadeyaasha kale ba ay u heli karaan xogaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

August 8, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

August 8, 2026

Sidoo kale, Habka online ah ee Diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Shirkadaha ganacsiga ayaa isna ah Website ay ganacsatada iyo maal-gashadeyaashu ba si onlayn ah uga soo dalban karaan Laysimadooda Ganacsi, taasi oo fududeynaysa Ganacsiga iyo maal-gashiga dalka, maadaama iyada oo ganacsadahu uu joogo xafiiskiisa iyo meheraddiisa shaqo uu soo dalban karo inuu qaato Laysin Ganacsi.

Barnaamijyqdan, ayaa qeyb ka ah dib-u-habaynta Ganacsiga dalka iyo siddii ganacsatada looggu fududeyn lahaa adeegyada ganacsi ee ay Wasaaraddu bixiso.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Gaadiidka “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay nin bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamadu ay ku lahaayeen Jowhar

Next Post
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay nin bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamadu ay ku lahaayeen Jowhar

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

August 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

August 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In