Monday, November 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxdii hore ee dalka oo guul taariikhiya ku tilmaamay shirkii IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxdii hore ee dalka oo guul taariikhiya ku tilmaamay shirkii IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siyaasiyiin iyo masโ€™uuliyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay dalka ayaa shirkii wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho ku tilmaamay guul usoo hoyatay ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasin Salaad Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shirkii wasiirrada arrimaha dibaddda IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho ku tilmaamay guul usoo hoyatay dowladda iyo bulshada Soomaaliyeed, wuxuuna qamsoomida shirkaasi ugu hambalyeeyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026

โ€œIGAD iney ku shirto Xamar waa arin muhiim ah, ha yeeshee arrin cusub maaha Soomaaliya, waxaa ku shiri jiray IGAD iska daaye Arican Union madaxdeeda, balse wadciga jiray ayaa diidanaa in lagu shiro haatan ka hor, shirka maanta lagu qabtay Xamarna waa wax la soo dhaweeyoโ€ ayuu yiri Dr. C/qaasin Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
.
R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay shirkii IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho, wuxuuna ku ammaanay madaxda dowladda qabsoomida shirkaasi, isagoo heyโ€™adaha ammaanka ugu hambalyeeyay sida ay ugu quuleeysteen sugidda mniga caasimadda.

โ€œAad iyo aadaan ugu faraxsanahay in muddo dheer kadib maanta shirkii IGAD lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, farxad weyneyna u tahay ummadda Soomaaliyeed, waana wax loo baahnaa xaqiiqdii, waxaana Mahad iyo hambalyaba u dirayaa dowladda Soomaaliya, guud ahaan madaxweynaha R/wasaaraha, baarlamanka iyo ciidamada amnigaโ€ ayuu yiri R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo wareysi siiyay Radio Muqdisho.

Hadallada madaxdan ayaa imaanaya xilli muddo dheer kadib maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shirkii wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada IGAD .

Previous Post

Real Madrid oo Ka Akaatay Kooxda Espanyol โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Macalin Alan Pardew oo Guushii u Horeysay La Gaaray Kooxda Palace โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Macalin Alan Pardew oo Guushii u Horeysay La Gaaray Kooxda Palace โ€œSAWIRROโ€

Macalin Alan Pardew oo Guushii u Horeysay La Gaaray Kooxda Palace โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan...

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

November 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, khudbad...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO;-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In