Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqalka dowladda hoose ee Muqdisho uga qeyb-galay, munaasabad lagu xusayey sannad-guurada koobaad ee maamulka gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar weyn, tusaalaha koobaadna uu u yahay gobolka Banaadir  oo ah caasimadda dalka, maamulka waxaan ku ammaanayaa dedaalka, wada-shaqeyn iyo isku tashiga uu gaaray maamulka oo kaashanaya shacabkiisa.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

“waxaan ugu baaqayaa dadka Soomaaliyeed guud ahaan in ay eegaan horumarrada dalka uu gaaray mudada yar ee ay fursadda siiyeen dowladdooda, waxaan hubaa in sanadaha soo socda aan hiigsan doonno tallaabooyin ka waa weyn ka horumarsan kuwa hadda aan heysanno, arrinta dhismaha waddooyin ee mashruuca dalkaaga Hal Dollar ku dhiso, guul ayaa laga gaaray welina waan ku dhiiragelinayaa, xitaa dadka Soomaaliyeed ee deggan gobollada dalka in ay iyaguna ku biiraan howshaasi dib u dhiska dalka looga qeyb-qaadanayo” ayuu yiri madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Madaxweynuhu waxa uu  sheegay in marnaba aysan dhici doonin in xuquuqda gobolkaan la waayo, cid fikraddaasi aaminsanna aysan jirin, madasha wadatashiga Qaranna ay go’aannadoodii ku jireen in awood qeyb-siga uu ahaado mid waddo cadaallad ah loo maray.

Madaxweynaya ayaa ka codsaday  dadka gobolka Banaadir ku nool mar kale in ay sii laba-laabbaan taageeridda hey’adaha amniga,  muddooyinkaan dambe, waxaa aad u soo hagaagay wada-shaqeynta shacabka iyo laamaha amniga, taasina waa midda aan mar walba uga adkaan karno kooxahan shar-wadayaasha ah ee noo diiddan horumarkaan ayuu raaciyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bishii November ee sannadkii hore guddoomiyaha gobolka ahna Duqa Muqdisho u magcaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Munaasabadda, waxaa joogey guddoomiyaha gobolka ahna Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen  Jimcaale, ku xigeennadiisa, wasiirro, xildhibaanno, Ganacsato, saraakiil ka socotay dowladda Turkiga, howl-wadeennada gobolka Banaadir iyo dadweyne lagu casuumaday munaasabaddaasi.

BH0A4819 BH0A4825 BH0A4844 BH0A4846 BH0A4856 BH0A4859 BH0A4918 BH0A4919 BH0A4921 BH0A4930 BH0A4932 BH0A4936 BH0A4938 BH0A4939 BH0A4942 BH0A4943 BH0A4958 BH0A4964 BH0A4965 BH0A4972

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo la kulmay Madaxda Jubalanad “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo la kulmay Madaxda Jubalanad “SAWIRRO”

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo la kulmay Madaxda Jubalanad "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In