Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Gal Mudug oo soo dhoweeyey heshiiska lagu sameynayo Dowlad Goboleedka gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo ka hadlay qorshaha horyaalla
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

09 August 2015  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliya, Mudane Cabdikarin Xuseen Guled, ayaa soo dhoweeyey saxiixi ishalay ay mas’uuliyiinta iyo siyaasiyiinta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ay kuheshiiyeen in ay sameystaan DowladGoboleed. Madaxweyne Guled ayaa yiri “Heshiiskii shalay waa bilowgii dhismaha Dowlad Goboleedka gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, waana tallaabo wanaagsan oo nooga wada baahan inaan taageerno,  soodhoweyno, iyo inaan la wadaagno khibradaheena si maamulkaas u noqdo mid u adeega danaha shacabka deegaanadaas.”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka GalMudug ee Soomaaliya Mudane Cabdikarin Xuseen Guled, ayaa sheegay in Gal Mudug ay diyaar u tahay in ay taageerto sidii maamulkaas u dhismi lahaa.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Madaxweyne Guled ayaa yiri “GalMudug waxey diyaar u tahay wax walba si maamulka gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan uu u noqon lahaa mid si qurux badan kudhamaada.

WaxaanaDiyaar Ula Nahay inaan la wadaagno waayo aragnimadii aan kasoo dhaxalnay sameyntii GalMudug.

Sidoo kale waxaan rabnaa in dadka deegaanka gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan ay muujiyaan tanaasul, dulqaad, Samir iyo in ay danta guud marwalba kahorumariyaan danahagaar-gaarka ah.”

Madaxweynaha Gal Mudug ayaa sheegay in ujeedada dhaqan gelinta nidaamka Federaalka ay tahay in shacabka deegaanka laga qeyb galiyo talada oo awoodaha siyaasada iyo dhaqaalaha la baahiyo lana gaarsiiyo dhammaan deegaanada dalka.

Madaxweyne Guled ayaa yiri “dhammaan Dowlad Goboleedyada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waa in ay si hagar la’aan ah u soo dhoweeyaan islamarkaana ay kaalintooda uga qaataan dhaqan gelinta nidaamka federaalka oo ujeedadiisu tahay in xukunka lagu baahiyo dhammaan deegaanada dalka oo dhan, si loo helo maamulo u adeega shacab.”

Madaxweyne Guled ayaa hadalkiisa ku soo gabogabeeyey “Gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan waa gobollo ku yaalla goobo istraatejiyad ah, islamarkaasna leh kheyraad fara badan oo keeni kara in ay isku fillnaadaan oo ay gobollada kale ee dalka miisaaniyadooda kabana

Sidaas daraadeed, Gal Mudug waxey dooneysaa in nidaamka lagu dhisayo DowladGoboleedka uu noqdo mid dadka deegaanka laga wada qeybgeliyo,

Ugu danbeyn madaxweyne guuleed ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Somaliya in ay ilalaiso xuquuqda shacabka ku nool gobolka Bananadir ay u leeyihiin qeybtooda Federaalka, sidoo kalene u sameyso caasimadda dalka Maqaam gooni ah si ay ugu noqoto shacabka Soomalaiyeed caasimad.

 

DHAMAAD

 

Previous Post

AKHRISO-Qodobada hishiiska Maalmul u sameynta Hiiraan Iyo Sh/Dhexe.

Next Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo sheegay in dib u habeyn lagu Sameeyay Taliska

Next Post
Taliyaha Ciidanka Asluubta  oo sheegay in dib u habeyn lagu Sameeyay Taliska

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo sheegay in dib u habeyn lagu Sameeyay Taliska

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In