Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Hobyo”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Hobyo”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maalintii 3-aad ayaa wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa ay ku suganyihiin magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ka socdaan kulamo maamulka bulshada kula tashanayo si loo dhiso maamulkii degmada Hobyo.

Wafdiga madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo ay qayb ka yihiin wasiirada maamulka, Xildhibaano, ganasato iyo mas’uuliyiin kale ayaa  intii aysan soo gaarin degmada Hobyo waxa ay soo mareen deeganada Baxdo, qaydaro, Bacaadwayn, Camaara, Wizil iyo Gawaan, halkaas oo si wayn loogu soo dhaweeyay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Bulshada ku nool tuulooyinka iyo deegaanda ay wafdigu soo mareen ayaa waxa ay qabaan cabasho balaaran oo dhinaca adeegyada bulshada ka haysata.

Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in maamulkiisu uu yahay mid curdan ah, balse ay dareensan yihiin baahiyaha jira, kuwaas oo wax ka qabasho u baahan.

Dhinaca kale degmada Hobyo ayaa laga fulinayaa mashaariic ilaha dhaqaalaha sara loogu qaadayo, kuwaas oo ay ka midyihiin dhismaha dekadda Hobyo iyo hormarinta Garoonka diyaardaha magaalada.

Maalgashadayaal ka socda wadanka Ciraaq ayaa kormeeray qaabka loo suragalin karo dhismaha Dekadda,  kulamana la qaatay madaxda Galmudug, sido kalena ganacsato rugta ganacsiga Galmudug iyo tan Soomaaliya ka socda ayaa ku sugan magaalada Hobyo, kuwaas oo qiimaynaya fursadaha la maalgashan karo.

DSC00410 DSC00412 DSC00428 DSC00453 DSC00459 DSC00465 DSC00468 DSC00469 DSC00472 DSC00481 DSC00522 DSC00537 DSC00553 DSC00560 DSC00565 DSC00575 DSC00584 DSC00585 DSC00598 DSC00604

Previous Post

Maamulka Gobolka oo ka shiray xoojinta amniga iyo naleynta caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Tunisiya oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Liibiya

Next Post
Dowladda Tunisiya oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Liibiya

Dowladda Tunisiya oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Liibiya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In