Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyeyย duleedka Magaalda Gaalkacyo .
Casuumadda Madaxweynaha iyo masโuuliyiinta kale ay ka qeyb-galeen ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay dhalinyarada magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha ayaa ku dhiri galiyay Bulshada iney ka qeyb qataan nabadda iyo horumarka Gobolka isla markaana ay si dhow ula shaqeeyaan Hayโaddaha amniga.














