Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug “safarkeyga Muqdisho wuxuu ku saabsanyahay inaan kulamo Wadatashi ah la yeesho Dowladda dhexe”+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug “safarkeyga Muqdisho wuxuu ku saabsanyahay inaan kulamo Wadatashi ah la yeesho Dowladda dhexe”+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan kusoo dhaweeyay Xubno katirsan Labada Gole ee Dowladda ,Madaxweynihii hore ee Galmudg CabdiXasan Cawaale Qeybdiid iyo Mas’uuliyiin kale.

Madaxweyne Cabdikariin oo Saxaafadda kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Aadan cade ayaa sheegay inuu u yimid Muqdisho inuu wadatshi la sameeyo Madaxda Dowladda,iyo ka qeybgalka Shirar loo qaban doono Maamul Goboleledyada dalka ka jira oo looga hadlayo Arrimaha Hiigsiga 2016.

Related posts

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

August 26, 2026

“ waxaan safar gaaban ku imid Muqdisho waxaan ka imid Magaalada Cadadao oo ah xarunta Kmg ah ee Dowlad gobolLeedka Galmudug, safarkeyga wuxuu ku  saabsanyahay inaan kulamo wadatashi ah la yeesho Dowladda dhexe iyo inaa ka qeybgalo kulamo kala duwan oo ilaa heer Qaran ah oo ku saabsna new dealka iyo kuwo ku saabsan madaxda mamaul Gobolleedyada iyo dowladda dhexe oo kulan wadatashi ah yeelan doona”

Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyay Qarax naf halignimo ah oo Kooxda Al-Shabaab ay  ka geysatay bananaka Hotelka jaziira ee Magaalada Muqdisho wxuuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeestaan Kooxaha Argagaxisada ah.

“runtii waxaan Aad uga xumahy oo aan ka tacsiyeynayaa dhibaatada foosha xun ay u geysteen Nimanka sharwadayaasha ah dadkii muwaadiniinta Soomaaliyeed ee degnaa iyo kuwii siyaabo kala duwan u tagay hotelka Jaziira waa naxdin aad u fooxun waa waa dhibaato aad u foolxun,tani runtii waxay nagusii dhiirigalineysaa sida ay lagama maarmana u tahay in shacabka somalaiyeed qeybihiisa kala duwan isaga kaashadaan meelna ugasoo wadajeestaan sidoo meel loogsoowada jeesan lahaa nibanka manaxayaasha ah ee sharwadayaasha ah ee Al-Shabaabruntii waxaa muuqata inaysna jirin cidey u naxayaan”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Somaaliyeed ee Galmudug Cabdikariin Xusen Guuleed oo dhawaan lagu caleema saaray Magaalada Cadaado ayaa waxaa laga sugayaa inuu soo dhiso Xukuumadiisa isagoona horay u sheegay in dhameystirka mamaulkiisa ay ku qnaci doonaan dhamana beelaha dega Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

DSC00273 DSC00281 DSC00284 DSC00288 DSC00289 DSC00294 DSC00297 DSC00311 DSC00316

 

Previous Post

Baarlamaanka oo Kulan Shaqo ku leh Golaha Shacabka

Next Post

Qaxooti Soomaali ah oo laga soo dajiyay Garoonka Aadan Cadde

Next Post
Qaxooti Soomaali ah oo laga soo dajiyay Garoonka Aadan Cadde

Qaxooti Soomaali ah oo laga soo dajiyay Garoonka Aadan Cadde

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

August 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In