Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha: “Halaga wada shaqeeyo horumarka dalka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo guul ku tilmaamay shirka IGAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la balaariyo wadatashiyada Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in muhiimad weyn ay leedahay wadatashi u dhaxeeya madaxda sarre ee dowladda Federaalka ah iyo dowlad gobolleedyada dalka uu leeyahay, iyadoo dowladda dhexe argktideeduna ay tahay in dhammaan dadka Soomaaliyeed laga wada qeyb-galiyo wadatashiyada mustaqbalka dalka looga arrinsanayo, rajo weyna uu ka qabo sidii arrintan looga mira-dhallin lahaa.

Related posts

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026

“In laga wada shaqeeyo sidii uu dalkan caalamka ula tartami lahaa, isla markaana looga gudbi lahaa caqabad kasta oo ka hor imaan karta horumarka dalka, shirkan waa kii ugu horeeya, waxaan rajeynayaa in shirarka labaad ay imaan doonan inta ka maqan, halka kan saddexaad uu noqon doono mid ay dhamaan ka wada soo qeyb galaan oo aan la dhihi doonin cid gaar ah ayaa ka maqan shirka”ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in u jeedka kulamada nuucaani oo kale ah ay yihiin sidii aayaha dalka looga wada tashan lahaa, lagana wada shaqeeyo horumarka dalka.

Previous Post

Kulan Baroor Diiq ah oo Loo Sameeyay Allaha u naxariistee Kadare iyo Xasan Kuuriya oo Nairobi Lagu Qabtay “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baaqay joojinta colaadaha soo noq noqday

Next Post
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baaqay joojinta colaadaha soo noq noqday

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baaqay joojinta colaadaha soo noq noqday

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

February 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In