Madaxweynayaasha maamulada goboleedyada ayaa soo gaari doona magaaladda Muqdisho.
Xubno Wasiiro ah oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi,Xildhibaanadda labada golle, Masโuuliyiin ka socotay xafiisyada Madaxweynaha iyo Kan Raโiisal Wasaaraha, ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho.
Cali Guudlaawe, ayaa ka qeyb galaya shirka dowladda Federaalka iyo Maamul Gobaleedyada oo maalmaha soo socda ka furmaayo Caasimadda dalka ee Muqdisho.