Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdullahi Cosoble Siyaad           

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdullahi Cosoble Siyaad           
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

               INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Related posts

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Hirshabeelle Iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Cosoble Siyaad oo maanta ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta.

Rabbi naxariistii janno haka waraabiyee Marxuum Cabdullaahi Cosoble Siyaad wuxuu ahaa siyaasi rug cadaa ah oo muddo dheer u soo shaqeeyay Qaranka Soomaaliyeed, wuxuuna soo noqday Wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya sidoo kale waxa uu soo qabtay xilal kala duwan.

Madaxweynaha waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeynayaa Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble qoyska iyo qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Tacsiyeeyay geerida Wasiir hore Cabdullaahi Cosoble Siyaad

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh “SAWIRRO”

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh "SAWIRRO"

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo...

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In