Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Iiraan oo sheegay inaay diyaar u yahiin dhageysiga dalabaadka dibadbaxayaasha

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Iiraan oo sheegay inaay diyaar u yahiin dhageysiga dalabaadka dibadbaxayaasha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra’iisi, ayaa sheegay in dalalka cadowga ku ah Iiraan ay ka careysan yihiin awoodda dalkiisa, si taasi meesha looga saarana ay qeyb ka yahiin abaabulka dibadbaxyada.

Ra’iisi, ayaa sidoo kale sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay dhageysato dalabaadka dibadbaxayaasha, isla markaana ay ku dadaaleyso sidii ay u sameyn lahayd xarumo ay ku wada hadlaan dhallinyarada, aqoonyahanada iyo waxgaradka dalkaasi.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

“Waa in la dhagaysto dalabaadka mudaaharadayaasha, golaha sare ee kacaanka waxaanu go’aansaday in la sameeyo xarumo lagu wadahadlo, cid walbana ra’yigeeda la dhagaysto, annagana haddaan nahay xukuumadda diyaar baanu u nahay mar walba arrintaasi, dhamaan shaqaalaha dawladda ee gobollada dalka waa inay abaabulaal shirar lala yeelanaya dhallinyarada, aqoonyahannada iyo wax-garadka si loo ogaado dalabaadka dadka, waxana looga qabto tabashadooda” Ayuu yiri Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra’iisi.

Dhanka kale, ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Iiraan, Robert Malley, ayaa  qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay  in Maraykanka uu taageerayo xuquuqda aasaasiga ah ee Shacabka Iiraan.

Previous Post

Shirka madaxda dalalka ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo goordhaw ka furmaya Muqdisho

Next Post

Ilyaas Sheekh Axmed oo ku guleeystay doorashada Kursiga Hop147

Next Post
Ilyaas Sheekh Axmed oo ku guleeystay doorashada Kursiga Hop147

Ilyaas Sheekh Axmed oo ku guleeystay doorashada Kursiga Hop147

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In