Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha iyo Ra,iisul Wasaaraha oo kulan la leh Wafdigii Jaamacada Carabta Ee Muqdisho soo gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War hadda naga soo gaaray garoonka Diyaaradaha Aadan C/lle Cismaan Aadan Cadde ayaa waxaa uu ku waramayaa in Daqiiqado ka hor ay soo caga dhigatay Diyaaradii siday Wafdi Heer caalami ah oo ka socda Jaamacada carabta kaas oo uu hogaaminayo Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Ahna Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Kuwait .

Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay  Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Ridwaan Xersi Maxamed iyo Mas,uuliyiin kale Waxaana loo Galbiyay Wafdigaan Xerada Ciidamada Xalane oo  ay kulan kula qaadanayaan Madaxda Dalka ugu Sareysa oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wariyaasha ayaa soo sheegaya in Dhamaan Safiirada Wadamada Carabta ka jooga Dalka Somalia ay iyana goobta ku sugan yihiin Wafdiga ka socda Jaamacada Carabta ayaana lagu wadaa in markii uu kulankaas soo dhamaado uu Dib ugu laabto Halkii uu ka yimid .

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Sugaal ayaa soo sheegaya in Hadda Wafdigaasi uu kulan la leeyahay Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra,iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane C/wali Sheikh Axmed Maxamed oo ay ka wada hadlay Arimo Dhowr ah .

WIXII KA SOO BAXA KULANKAAS WAAN IDIIN SOO GUDBIN DOONAA INSHA ALAAH 

Previous Post

Mudane hore uga tirsanaa baarlamanka oo lagu dilay Xamarweyne (DAAWO MUUQAAL)

Next Post

Madaxda Dalka Iyo Wafdiga Jaamacadda  Carabta Ee Soo Gaaray Muqdisho Oo Kulan Wada Qaatay (DAAWO SAWIRRO)

Next Post

Madaxda Dalka Iyo Wafdiga Jaamacadda  Carabta Ee Soo Gaaray Muqdisho Oo Kulan Wada Qaatay (DAAWO SAWIRRO)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In