Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada dhuusamarreeb ee xarunta gobolka galgaduud ,

Xafladda Sagootinta waxaa ka qayb galay xubno ka mid ah maamulka gobolka  odayaal dhaqameed iyo qeybaha bulshada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliye oo goobta ka hadlay ayaa sheegay.

“Waxaan Xafladdaan u samaynay in aan ku sagootino wufuudda Madaxweynaha dalka waxaana ku sagootinaynaa siniyadd  wanaag ah inagoo ah dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud  waxaana leenahay ku soo dhawaada gobolka” ayuu yiri guddoomiye Cirfo.

Dhinaca kale wasiir kuxigeenka Dastuurka  Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf “Alankay” ayaa sheegay in  uu soo idlaaday shirkii dib u heshiisiinta dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud islamarkaana wixi haatan ka dambeeya loo gudbay in uu furmo shirka dhismaha maamul ay yeeshaan dadka ku nool gobolada Mudug iyo galgaduud.

Ugu dambayn Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray xafladda loo sameeyay ayaa sheegay in dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud ay muujiyeen dhabar adeeg islamarkaana ay diyaar u yihiin in maamul ay samaystaan dowladdana ay tageerto.

“Balanteenu waa in aan samaysanaa maamul doorka Dowladda waa diyaar waxaa jiri kara in dadka qaar ay kala aragti duwanan karaan laakiin Dowladdu waxa ay isku dayaysaa in la dhameeyo qaybta ka hartay dhamaystirka mamulkaan  waa in la muujiyaa in deegaankaan uu yeesho  maamul si uu ula sooboxo  mas’uuliyiin tiisa  ugana shaqeeyo horumarka dadkaan Dowladduna taageerto” ayuu yiri Mudane Xasan sheikh madaxweynaha dalka.

11’ka Bishaan ayaa la filayaa in si rasmi ah uu u furmo shirka maamul u samaynta dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud.

Previous Post

Kulan looga tashanay Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe Oo Lagu Qabtay Muqdisho{SAWIRRO}

Next Post

Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay “Akhriso Liiska+Sawirro”

Next Post
Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay “Akhriso Liiska+Sawirro”

Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay "Akhriso Liiska+Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In