Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay inay jiraan xadgudubyo ka dhan ah Umadda Carabta

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay inay jiraan xadgudubyo ka dhan ah Umadda Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shir madaxeedka Carabta ee 27-aad ka socoday dalka Mouritaniya, ayaa ka hadlay duruufta adage e xilligan umadda carabta marayso iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha hortaagan.

Wuxuuna si gaar ah u tilmaamay la dagaalanka faqriga, isbalaaruinta argagixisada iyo sidii dhalinyarada   looga abuuri lahaa fursado shaqo si jiilka soo koryao ay qeyb mug leh uga qaataan dhismaha dalalkooda iyo horumarkiisa.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Madaxweynaha Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle,wuxuu kaloo soo hadaal qaaday qadiyada Falastiin, wuxuuna cadeeyay lagama maarnimada dhisidda dowlad Falastiin ah, oo leh maqaamkeeda iyo dhameynta khilaafka Israel iyo Falastiin si mandiqadaasi loogu abuuro ayuu yiri” jawi nabadeed ee ka aslaxda gobolka bariga dhexe.

Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, wuxuu kaloo khudbadiisa ku soo hadal qaaday dagaalada iyo dhibaatooyinka kale ee ka taagan wadamada Suuriya iyo liibiya iyo sidii xal looga heli lahaa.

Mukhtaar-

Previous Post

Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay maleeshiyaadka Al Shabaab

Next Post

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Turkiga u gacan galisay Sargaal ku lug lahaa Afganbigii dhicisoobay

Next Post
Dowladda Imaaraadka Carabta oo Turkiga u gacan galisay Sargaal ku lug lahaa Afganbigii dhicisoobay

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Turkiga u gacan galisay Sargaal ku lug lahaa Afganbigii dhicisoobay

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In