Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyada oo Khudbad ka jeediyay Xuska Ururkii Xornimo Doonka Dalka Ethiopia

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jamhuuriyada oo Khudbad ka jeediyay Xuska Ururkii Xornimo Doonka Dalka Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan Wadanka Ethiopia ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay Munaasabad Xuska Ururka Xornima doonka Dalka Ethiopia oo Maanta lagu qabtay Gobolka Muqala oo Dhanka wuqooyiga kaga beegan Magaalada Caasimada ah Ee Adis ababa 780 Km.

Xuskka ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay Madaxda Dowladda Ethiopia iyo Madax kala kala socotay Wadamada Gobolka oo ay ka mid yihiin Jabuuti Uganda Suudaan Ruwanda iyo kuwa kale Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheikh ayaana Dowladda Ethiopia ku amaanay Hormarka ay sameysay iyo Garab istaageeda Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Madaxweynaha ayaa sidoo kale intii uu joogay Dalka Ethiopia waxaa uu kulamo Gaar gaar ah la qaatay Mas,uuliyiin ay ka mid yihiin Ra,iisul wasaaraha Dalka  Jabuuti kan Uganda  Madaxweynaha Ruwanda Madaxweynaha Sudan  iyo kuwa kale kuwaas oo uu kala hadlay Xiriirka labada dhinac iyo sidii loo sii xooji lahaa is kaashiga .

IB0A0033 IB0A0118 IB0A0140 IB0A0263 IB0A8726 IB0A8877 IB0A8944 IB0A8953 IB0A8991 IB0A8996 IB0A9004 IB0A9052 IB0A9212 IB0A9248 IB0A9280 IB0A9610

Previous Post

Wasiirka Cusub Ee Boostada iyo Isgaarsiinta oo Maanta xilka la wareegay

Next Post

Wasiirka Cusub ee Tamarta iyo Biyaha oo maanta Xilka la wareeegay{SAWIRRO}

Next Post
Wasiirka Cusub ee Tamarta iyo Biyaha oo maanta Xilka la wareeegay{SAWIRRO}

Wasiirka Cusub ee Tamarta iyo Biyaha oo maanta Xilka la wareeegay{SAWIRRO}

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In