Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo kulamo kula leh qaybaha Bulshada magaalada B/weyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiekh Max’uud oo shalay socdaal shaqo ku tagay Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa tan iyo maanta waxa kulamo la leeyahay qaybaha Bulshada, sida Odayaasha, Waxgaraddka, Culumada, iyo Siyaasiyiin,

Waxaana kulamadaas looga haddlayaa arrimo la xiriira dhismaha Maamulka loo samaynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelada kaas oo ay Dowladdu cilaamisay in shirarkooda ay ka dhici doonaan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Madaxweynaha ayaa kulamo gaar gaar ah iyo kuwo guud la yeelanaya Odayaasha iyo Waxgaraddka Beelaha gobolkaasi si uu uga qanciyo haddii ay jiraan tabashooyin la xiriira hababka maamulka loo samaynayo,

Isagoo Madaxweynahu uu mid mid u dhagaysanaayo tabashooyinka ay qabaan Beelaha qaarkood kuwaas oo ku aadan maamulka la filayo in loo sameeyo gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe,

Mana jiraan ilaa hadda faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxay kulamada uu Madaxweynaha la leeyahay qaybaha Bulshada Magaalada B/weyne, waxaana la filayaa marka ay soo idlaadaan in warbaahinta loo soo guddbiyo waxyaabaha ka soo gabaxa.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka “Annagu dad Islaam ah ayaan nahay, cid xusi karta ma jirto cidda Kirismaska” Dhageyso

Next Post

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday  Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah" Dhagayso"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In