Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sucuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa halkaasi waxa ay kaga qayb galayaan Saddex shir oo kala ah 1- Shirka Jaamacada Carabta 2- Shirka Ururka iskaashiga Islaamka 3- Shirka Sacuudiga iyo Afrika.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

February 14, 2026
Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

February 14, 2026

Shirarkan ayaa  intooda badan looga hadlayaa xaaladda shacabka Falaatiin.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Riyaad kula kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlay saameynta Roobabka & daadadka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo shacabka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlay saameynta Roobabka & daadadka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii...

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay A3 ee Xoojinta Doorka Afrika ee Golaha...

AKHRISO:-Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad ee Afrika iyo Talyaaniga

AKHRISO:-Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad ee Afrika iyo Talyaaniga

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad ee Afrika iyo Talyaaniga Addis Ababa, Ethiopia Febraayo 13, 2026...

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In