Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka 2026-ka

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
7 months ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka 2026-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xafladda mahadcelinta howl-wadeenada imtixaanka qaranka 2024–2025, xiritaanka tababarka macallimiinta qaranka iyo bilowga sannad-dugsiyedka 2025/2026.

Munaasabaddan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo xiray tababar ay ka faa’iideysteen 300 macallin oo laga soo xulay gobollada dalka, kuwaas oo lagu xoojiyey xirfadaha waxbarid iyo hababka casriga ah ee wax lagu baro.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Hoggaanka iyo howlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare dadaalka ay ku bixinayaan horumarinta waxbarashada, dhiirrigelinta macallimiinta, maaraynta Imtixaankii Qaran ee sannadkan iyo hubinta in carruurta Soomaaliyeed ay helaan waxbarasho tayo leh oo mideysan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku adkeeyey Guddiga Tacliinta Sare inay xoogga saaraan hubinta tayada waxbarashada heerka Jaamacadeed iyo horumarinta cilmi-baarista, waxa uuna xusay in horumarinta dalka ay aasaas y tahay tayada aqoonta dhallinyarada Soomaaliyeed.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka kumaandooska Danab

Next Post

Wasiirka Gaashaandigga XFS oo Muqdisho ka sagootiyay wafdi hordhac u ahaa ciidamada Masar ee loo soo dirayo Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Gaashaandigga XFS oo Muqdisho ka sagootiyay wafdi hordhac u ahaa ciidamada Masar ee loo soo dirayo Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandigga XFS oo Muqdisho ka sagootiyay wafdi hordhac u ahaa ciidamada Masar ee loo soo dirayo Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In