Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasab kooban oo lagu abaalmarinayay Sanatarrada Aqalka Sare 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasab kooban oo lagu abaalmarinayay  Sanatarrada Aqalka Sare 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa Xarunta Aqalka Sare kaga qeyb-galay munaasabad lagu Abaal marinayey guddiyada, sanatarrada iyo guddoomiyeyaasha guddi-hoosaadyadii muujiyey howlkarnimada dheeraadka ahaa, inta lagu guda jiray kalfadhigii 3-aad.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay shaqada wanaagsan oo ay qabteen, isagoo tilmaamay in arrinkan uu tusaale u yahay Hay’adaha kale ee dowladda.Ayna tahay wax looga dayan karo Aqalka Sare.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yiri ” Labadii qof ee daddaala, kii sii dadaal dheereeya,iyo kii dadaalkiisa hooseeyo. Inay isku qaanad ku jiraan sax maahan”.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka warbixyay Abaalmarinada ay bixinayeen maanta.Waxa uuna yiri mar ow ka hadlaayay goobta.

” Mudane Madaxweyne waan kaga mahadcelinayaa inaad nagala soo qeybgashay munaasabadan yar, Ee aan ugu talagalnay dhiirrigalinta Sanaterada.Oo ay aheyn inta la abaalmariyay inta kaliya lakiin waa markii shaqadii la qabtay,Kuwii aan isniri way ugu mudan yihiin abaalmarinta”.

Abaalmarinta labaad: qiimaynta Guddiyada Golaha ee ugu shaqada badnaa Kalfadhiga 3-aad, waxaana la guddoonsiiyey, Guddiga Khayraadka Qaranka, Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha, iyo Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.

Abaalmarinta saddexaad: qiimaynta Guddoomiyayaasha ugu wanaagsan dhanka imaanshaha xaafiiska Guddiyadda, waxaana la guddoonsiiyey, Senator Deeqa Xasan Xuseen Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, iyo Senator Maryan Faarax Kaahiye Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda.

Madaxweynaha ayaa sheegay waxa aan ka baran karno,abaalmarinta maanta lasiiyay gabdhahaan iyo Odayashaan.Waxowna yiri.

” Waxay tilmaamaysaa daacadnimad iyo howlkarnimada shaqada ragga inay gabdhaha kaga horeeeyaan”.

Previous Post

Interior Minister opens Second Annual Meeting of the Civil Registration and Vital Statistics Steering Committee

Next Post

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada amniga diyaaradaha

Next Post
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada amniga diyaaradaha

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada amniga diyaaradaha

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In