Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS “Qofka Soomaaliga ah illaahay ayaa kareemeeyey noloshiisa annaguna inaan karaamayno ayay naga mudan yihiin”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgaley Bannaan baxa kacdoonka shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley bannaan baxa kacdoonka shacabka ayaa sheegay in calaadda la marsiin doono qofkasta oo bulshada dhibaateeya.

Madaxweyne Xasan ayaa xusay in dowladdu ay ka go’antahay sidii dalka oo dhan looga cirib tiri lahaa khawaarijta, isla markaana aan la ogolaan doonin sidoo kale shacabka la laayo.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

“Qofka Soomaaliga ee aan Shabaab kala dagaalanay inay dilaan, uma ogolaan doono inuu dilo qof kale, qofkii qof dila shareecada ayaa la horgeynaa”. Ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Madaxweynaha JFS ayaa sidoo kale hadalkiisa ku daray “Qofka Soomaaliga ah illaahay ayaa kareemeeyey noloshiisa annaguna inaan karaamayno ayay naga mudan yihiin”

Madaxweyne Xasan ayaa su’aal weydiiyay dadka cabsida darteed lacagaha argagixisada siin jiray   “Yaa kuu balan qaaday Beesadii aad dhiibtay Qaraxii lagu soo sameeyay inuusan ku Dilayn”?

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Argagixisada Al-Shabaab waxa ay ku dhex dhuumanayeen shacabka Soomaaliyeed iyagiina waa diideen”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh “Argagixisada Al-Shabaab waxa ay ku dhex dhuumanayeen shacabka Soomaaliyeed iyagiina waa diideen”

Madaxweyne Xasan Sheekh "Argagixisada Al-Shabaab waxa ay ku dhex dhuumanayeen shacabka Soomaaliyeed iyagiina waa diideen"

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In