Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo abaalmarino guddoonsiiyay dhallinyaro kaalimo hore ka galay tartanka Qur’aanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jubbaland oo abaalmarino guddoonsiiyay dhallinyaro kaalimo hore ka galay tartanka Qur’aanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masjidka Madaxtooyada ku soo xiray tartanka Quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan.

Tartankan oo ay sanadkii 13-aad oo xiriir ah ay qabanayso Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jubbaland ayaa Madaxweynahu uu abaalmarino kala duwan gudoonsiiyay guulaystayaasha sanadkan.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Maxamed Salmaan Saalax oo kaalinta koobaad ka galay tartanka 30-ka Jus ayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu ku abaalmariyay gaari Toyota Surf ah

Farxaan Cabdirasaaq Maxamed oo 30-ka Jus ka galay kaalinta labaad ayuu mudane Axmed Maxamed Islaam gudoonsiiyay gaari Toyota Succeed ah.

Ayuub Cabdulaahi Cumar oo kaalinta sadexaad ka galay tartanka 30ka Jus ee Quraanka kariimka ah ayaa la guddoonsiiyay  $4,000 oo dollar.

Maxamed Axmed Maxamed oo kaalinta koobaad ka galay tartanka Quraanka kariimka ah ee 15ka Jus ayaa la guddoonsiiyay gaari Suzuki Alto.

Hinda Cabdi Diroow oo kaalinta Labaad ka gashay tartanka ayaa lagu abaalmariyay $3,000 oo dollar.

Maxamed Cabdi Deeq oo galay kaalinta sadexaad ayaa isna lagu abaalmariyay $2,000 oo dollar.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta iyo Mu’asasada Al ummah oo si wadajir ah sanadkii 13-aad u qabtay tartanka Quraanka Kariimka ah ee bisha Barakaysan ee Ramadan.

Previous Post

Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK oo looga hadlay arrimaha gargaarka

Next Post

Culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo ku baaqay in Dastuurka dalka lagu cadeeyo madhabka Shaaficiga

Next Post
Culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo ku baaqay in Dastuurka dalka lagu cadeeyo madhabka Shaaficiga

Culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo ku baaqay in Dastuurka dalka lagu cadeeyo madhabka Shaaficiga

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In