Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo u hambalyeeyay Tartamayaasha Degmada Kismayo oo xalay ku guuleystay tartan aqooneedkii warbaahinta Qaranka

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in cadaallada la horgeeyo eedeysane lagu qabtay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa hambalyo u diray Tartamaayaasha degmada Kismaayo oo ku guuleystay Tartan aqooneedka warbaahinta qaranka, war qoraal ah  oo la soo dhigay bartiisa Facebook ayaa u qornaa sidaan.

“Waxaan hambalyo u dirayaa guulaystayaasha tartan aqooneedka bisha Ramadaan ee Telefishinka Qaranka, waxaana mar kale si weyn ugu guulaystay tartamayaasha Degmada Kismaayo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Kaliyah caan kuma aha reer Kismaayo ciyaaraha kubada cagta sidoo kale dhinaca aqoonta heerarkeeda kala duwana sanadahii lasoo dhaafay guulo la taaban karo ayay ka gaareen anigoo mar kale ugu hambalyaynaya guulahaas ay usoo hanteen guud ahaan Shacabka Jubaland.

Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa tartamayaasha kale ee ka qeybgalay iyo Telefishinka Qaranka oo soo qaban qaabiyay tartankan”

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

Next Post

Diyaargarowga ciida iyo Agabka ilmuhu ku ciyaraan oo markii ugu hireysay laga hirgaliyay magaalada Cadaado.

Next Post
Diyaargarowga ciida iyo Agabka ilmuhu ku ciyaraan oo markii ugu hireysay laga hirgaliyay magaalada Cadaado.

Diyaargarowga ciida iyo Agabka ilmuhu ku ciyaraan oo markii ugu hireysay laga hirgaliyay magaalada Cadaado.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In