Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jubbland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jubbland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo goordhaw gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo qaar ka tirsan labada golle ee Puntland.

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka soo kictimay magaalada Kismaayo, waxaana magaalada garoowe kaga qeyb-gali doono shirka uu machadka cilmi baarista ee Heritage ku qaban doono magaalada garoowe .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, xubno ka tirsan musharraxiinta Madaxwaynimo ee Soomaaliya, Xildhibaanno isugu jira heer federaal iyo heer dowlad goboleed, siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan Ururada bulshada ayaa ka qeyb-gali doona shir,  kaasi oo muddo saddex maalin ah ka socon doona Magaalada Garoowe.

Tags: Madaxweynaha Jubbland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+Sawirro
Previous Post

Shir looga hadlayay iska ilaalinta hadalada naceybka ah inta doorashada lagu jiro iyo ilaalinta Xorriyul qowlka oo Muqdisho ka dhacay/SAWIRO

Next Post

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Garoowe+Sawirro

Next Post
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Garoowe+Sawirro

Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Garoowe+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In