Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha koofur galbeed oo Imaaraadka kala wareegay deeq-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha koofur galbeed oo Imaaraadka kala wareegay deeq-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha  dowladda Emirateka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Othman Al Hammadi,  ayaa maamulka Koonfur galbeed ee  Soomaaliya  ku wareejisay 11 gaadiid ah, oo qayb ka ah taageerada Emirateka uu siinayo dowladda dhexe Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka ka ka dhisan.

Deeqdan oo ka kooban  11 gaadiid ooa isugu jira gawaarida aan rasaastu karin, kuwa ciidanka, Booyad iyo mid ka mid ah gawaarida gurmadka deg dega iyo gaargaar kale ee Cunto oo bisha barakeysan ee Ramadaanka loogu tala galay masaakiinta, waxa Safiirka Emirate-ka Carabta u fadhiya Soomaaliya, danjire Maxamed Axmed Othman Al Hammadi,  Arbacadii Shalay ku wareejiyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xafladii lagu kala guddoomayay deeqdan oo ka dhacday Xarunta safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho  hadal gaaban oo munaasabadaa ka jeediyay Danjire  Maxamed Axmed Othman Al Hammadi,  waxa uu uu sheegay in taageeradan ay qayb ka tahay midda Emirate-ka Carabta uu siinayo Dowladda Soomaaliyaayna sii socon doonto.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasaan Sheekh Aadan oo deeqdan kula wareegay Magaalada Muqdisho, ayaa Emirate-ka Carabta kaga mahadceliyay deeqda uu soo gaarsiiyay Maamulka uu hogaamiyo, wuxuuna  ku amaanay Dowlada UAE, sida ay mar kasta u garab taagan tahay  dowladda iyo shacabka Somaliyeedba.

Safaaradda Emirate-ka Carabta ay ku leedahay Magaalada Muqdisho, ayaa waxay Somaaliya Gobolada dalka Soomaaliya uga fulisay mashaariic kala duwan ee xagga bani’aadanimada la xiriirta.

Tarjume-Mukhtaar

sh1sh2sh3sh4sha

Previous Post

AMISOM oo sheegtay in ay ka caabisay weerarkii Al-shabaab

Next Post

120 ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay Halgan

Next Post
120 ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay Halgan

120 ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay Halgan

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In