Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AMISOM oo sheegtay in ay ka caabisay weerarkii Al-shabaab

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
AMISOM oo sheegtay in ay ka caabisay weerarkii Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka AMISOM ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo saaka waabarigii Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

War qoraal ah oo goor dhow la soo dhigay Barta Twitter-ka AMISOM ayaa lagu sheegay in weerar Al-Shabaab ku soo qaadeen xero ay degenaayeen ciidamada AMISOM iyo ciidanka Soomaaliya ay iska difaaceen.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026

“Waxaan idin xaqiijineynaa in isku day weerar ah in Al-Shabaab ku soo qaadeen xero ay degan yihiin AMISOM iyo Ciidamada Soomaalida deegaanka Halgan, Cadawga si guul ah ayaa loo caabiyay, dibna loo celiyay”ayaa lagu yiri qoraalka la soo dhigay barta Twitter.

AMISOM ayaa sidoo kale sheegtay inay sii baacsanyan  haraagii kooxihii weerarka soo qaaday oo ku jira baxsad, iyagoo intaa ku daray inay furteen hub fara badan.

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo soo xiganeysay Taliska AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa sheegtay inay jiraan meydad ka tirsan Al-Shabaab, kuwo nolol lagu qabtay iyo hub fara badan, isla markaana la soo bandhigayo.

Dagaalkii ka dhacay Halgan ayaa ahaa mid aad u xooggan, waxaana  waxyeelo kala duwan ka soo gaaray Dadka rayidka ah ee ku sugnaa deegaanka.

Previous Post

War murtiyeedkii laga soo saaray kulankii madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Kenya

Next Post

Madaxweynaha koofur galbeed oo Imaaraadka kala wareegay deeq-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha koofur galbeed oo Imaaraadka kala wareegay deeq-Sawirro

Madaxweynaha koofur galbeed oo Imaaraadka kala wareegay deeq-Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In